Netanyahu iyo Erdogan oo mar kale hawada isu mariyey hadalo aflagaado ah

Ra’iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu ayaa maanta madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ugu yeeray “Kaligii taliye” iyo “qiyaali” ayada oo mar kale labada hoggaamiyo ay aflgaado is-dhaafsadeen. Turkey ayaa talaadadii ku cambaareysay Netanyahu Cunsurinimo cad kadib markii Israel uu ugu yeeray dal ay leeyihiin Dadka Yahuudda ah oo kaliya, oo aysan muwaadiniinta kale waxba ku … Continue reading Netanyahu iyo Erdogan oo mar kale hawada isu mariyey hadalo aflagaado ah